Qoyska caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi oo sheegay in caaqilka kaligiis lagu beegsaday duqaynta lagu dilay

Axad, September 14, 2025 (HOL) – Qoyska Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo shalay lagu dilay duqayn ay fulisay diyaarad dagaal oo aan la garanayn, oo ka dhacday gobolka Sanaag, ayaa sheegay in weerarkaas si gaar ah loogu bartilmaameedsaday caaqilka kaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu