Sabti, September 13, 2025 (HOL) – Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka uu si rasmi ah u furmi doono maalinta Sabtida ah, 20-ka bisha September 2025.