Xildhibaano iyo masuuliyiin Isbitaalka ku booqday askartii kusoo dhaawacantay dagaalkii Ceeldheer

Sabti, September 13, 2025 (HOL) – Xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa isbitaalka xoogga ku booqday ciidamadii ku soo dhaawacmay dagaalkii Shalay ka dhacay magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu