FIFA oo diidi karta soo jeedinta Algeria ee ay ku doonayso inay ku martigeliso xulka Soomaaliya gudaha dalkooda

Sabti, September 13, 2025 (HOL) – Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) ayaa u muuqda inuu wiiqayo qorshayaashii xulka qaranka Algeria ka hor labadii kulan ee ugu dambeeyay ee isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu