Dowladda Soomaaliya oo maanta lagu wareejiyay qalab casri ah oo ka hortagaya waxyaabaha Qarxa

Khamiis, September 11, 2025 (HOL) – Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta dowladda Boqortooyada Ingiriiska kala wareegtay Gaadiid iyo qalab casri ah oo loo farsameeyay iney ka hor tagaan waxyaabaha qarxa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu