Puntland: “Haddii aan la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, dalku wuxuu ku noqon doonaa fowdadii 1991”

Isniin, September 22, 2025 (HOL) – Puntland ayaa ka digtay in haddii aan la ilaalin oo la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, uu dalka uu dib ugu laaban doono xaaladdii fowdada iyo dowlad la’aanta ahayd ee ka bilaabatay burburkii dowladdii dhexe ee 1991.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu