Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Galgaduud

Isniin, September 22, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa saaxiibada caalamka oo ka dhacay 20-kii bishaan deegaanka Nooleye ee gobolka Galguduud.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu