Isniin, September 22, 2025 (HOL) – Puntland ayaa ka digtay in haddii aan la ilaalin oo la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, uu dalka uu dib ugu laaban doono xaaladdii fowdada iyo dowlad la’aanta ahayd ee ka bilaabatay burburkii dowladdii dhexe ee 1991.