Kenya oo ka digtay khatarta ka dhalan karta in caalamku kasii jeesto arrimaha Soomaaliya

Axad, September 21, 2025 (HOL) – Xoghayaha Koowaad ee Golaha Wasiirrada ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbo-joogta Musalia Mudavadi ayaa ka digay in hoos u dhaca xiisaha caalamka ee Soomaaliya uu wiiqi karo guulihii laga gaaray Alshabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu