Dowladda Masar oo Xoojisay Taageerada ay u hayso Soomaaliya iyo Xiriirka Taariikhiga ah ee Labada Dal

Axad, September 21, 2025 (HOL) – Dowladda Masar ayaa markale xaqiijisay taageerada buuxda ee ay u hayso shacabka Soomaaliyeed, iyada oo muujisay sida ay uga go’an tahay inay gacan ka geysato dadaallada Soomaaliya ay ku doonayso inay ku xaqiijiso nabadgelyo iyo xasillooni waarta.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu