Axad, September 21, 2025 (HOL) – Maanta oo Axad iyo berito oo Isniin ayaa la filaya in 10 dal oo ka mid ah dalalka Midowga Yurub iney ku dhawaaqaan go’aan ay dowladd rasmi ah ugu aqoonsanayaan Falastiin.