Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo howlgal wadajir ah ka sameeyay duuleedka Kismaayo

Jimco, September 19, 2025 (HOL) – Ciidamada Kumaandooska DANAB oo kaashanaaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo ka sameeyay duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu