Taliska ciidanka xoogga dalka oo SoDMA kala hadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa deegaanada laga xureeyay Al-shabaab

Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa guddoomiyaha hay’adda maareynta iyo musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle kala hadlay sidii gargaar bani aadamnimo loo gaarsiin lahaa deegaanada laga xureeyay kooxda Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu