Maamulka Waqooyi Bari oo Somaliland ku eedeeyay in ay abaabul ciidan ku guda jirto

Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Maamulka Waqooyi Bari ayaa si adag uga hadlay waxa uu ku sheegay abaabul ciidan oo halis ku ah xasilloonida gobolka, kaas oo uu maamulku ku eedeeyay in ay wado Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu