Wasiir Fiqi oo munaasabad muhiim aheyd kaga qeyb galay magaalada Muqdisho

Talaado, September 30, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu soo xiriraayay aqoon isweydaarsi cilmiyeed cinwaankiisu yahay “Daraasadda Xaalka iyo Mustaqbalka Af-Carabiga ee Soomaaliya”

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu