Maraykanka oo xiray nin Soomaali ah oo doonayay inuu usoo safro Soomaaliya si uu ugu biiro Daacishta

Talaado, September 30, 2025 (HOL) – Dowladda Mareykanka ayaa xirtay nin Soomaali ah oo ay xeer ilaalinta Minnesota ku eedeeysay inuu doonayay inuu ku biiro ururka Daacish.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu