UK oo $30 Milyan ku tageertay horumarinta Isbeddelka Amniga Soomaaliya

Isniin, September 29, 2025 (HOL) – UK ayaa ku dhawaaqday in ay bixineyso in ka badan $30 milyan oo taageero dhaqaale ah si loogu fududeeyo isbeddelka amniga Soomaaliya. Lacagtan waxaa ka mid ah $8 milyan (£6 milyan) oo la siinayo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo $22 milyan (£16.5 milyan) oo loo qoondeeyay Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu