Isniin, September 29, 2025 (HOL) – Qaramada Midoobay ayaa si weyn uga digtay in howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ay khatar ugu jirto inay burburto, kaddib markii ay ciidamadeeda mudda 15 bilood ah aan la siinin wax mushaar ah.