Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Mareykanka Donald Trump

Axad, September 28, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay dhigiisa madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump oo Xalay casho sharafeed ku maamuusay Madaxda ka qaybgashay meertada 80-aad ee Qaramada Midoobay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu