Sabti, September 27, 2025 (HOL) – Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah u furmo Isniinta, 29-ka Sebteembar 2025, sida lagu sheegay war rasmi ah oo ka soo baxay hoggaanka baarlamaanka.