Sabti, September 27, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo lagu qabtay magaalada New York, kaasoo diiradda lagu saaray maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).