Mucaaradka oo Dowladda weydiistay in la sugo ammaanka shacabka goobaha ay dibad baxyadu ku qaban doonaan

Jimco, September 26, 2025 (HOL) – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa xalay soo saaray warqad rasmi ah oo wargelin ah, taasoo si toos ah ugu socota Wasaaradda Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu