Talaado, October 21, 2025 (HOL) – Guddida Nabadgelyada Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa digniin u dirtay dadka isticmaala baraha bulshada iyo warbaahinta ee ku kaca falal iska horkeenaya bulshada gobolka Awdal.