Hargeysa: Nin dadka ku baadhan jiray labbiska ciidanka oo afar sano lagu xukumay

Isniin, October 20, 2025 (HOL) – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Somaliland ayaa afar sano oo xabsi ciidan ah ku riday nin lagu helay dambi ah inuu dadka ku baadhan jiray labbiska ciidanka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu