Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Axad, October 19, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada u Maraayo iyo Baalal dheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu