Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeeshay wada hadallo lagu sii xoojinayo xiriirkooda labo geesoodka ah

Axad, October 26, 2025 (HOL) – Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yeeshay wado wadahadallo lagu xoojinayo xiriirka laba geesoodka ah, kaddib markii ay soo afjareen colaaddii u dhaxaysay muddo sanad iyo wax ka badan ka hor, taas oo lagu guuleystay kaddib dhexdhexaadin uu sameeyay Turkiga, taasoo horseeday Heshiiskii Ankara ee la gaaray bishii December 2024.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu