Shirka Sanadlaha ah ee Dib u Eegista Waxqabadka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 25 Oktoobar 2025 lagu qabtay Hotel Sanaag ee magaalada Muqdisho shir sanadle ah oo dib loogu eegayay waxqabadka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu