Soomaaliya iyo Nigeria oo iskaashiga cusub ka yeelanaya la dagaalanka Argagixisada

Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo loo yaqaano Jeneraal Khaalid ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Kigali ee dalka Rwanda dhigiisa Taliyaha ciidanka Lugta ee dalka Nigeria Major General Usman Abdulmumin Yusuf.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu