Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya, oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti si loo xoojiyo iskaashiga diineed ee labada dal

Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, intii uu ku sugnaa booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalka Jabuuti.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu