Mareykanka, UK, Israa’iil, Imaaraadka Carabta iyo 20 dal oo kale oo diyaar u ah inay aqoonsadaan Somaliland – Middle East 24

Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Warbaahinta Middle East 24 ayaa sheegtay in ilo ka tirsan qaar ka mid ah warbaahinta Afrika ay u xaqiijiyeen in Mareykanka, UK, Israa’iil, Imaaraadka Carabta (UAE) iyo 20 dal oo kale ay marayaan heerarkii ugu dambeeyay ee heshiis lagu aqoonsanayo Somaliland bilaha soo socda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu