IOM oo sheegtay in Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya weli yihiin meelaha ugu waaweyn ee laga soo abaabulo tahriibka

Jimco, October 24, 2025 (HOL) – Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa muujisay walaac cusub oo ku saabsan korarka kiisaska tahriibka iyo socdaalka sharci darrada ah ee ka jira Geeska Afrika, iyadoo Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya lagu tilmaamay dalalka ugu waaweyn ee ay ka soo baxaan dadka u tahriiba waddamada Khaliijka iyo meelo kale oo halis ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu