Khamiis, October 23, 2025 (HOL) – Ku dhaawaad 40 ruux oo ah muhaajiriin kasoo jeeda dalalka xaraha ka hooseeya ayaa la xaqiijiyey iney ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia, kadib markii ay qalibantay doonidii ay saarnaayeen oo u socotay dalka Talyaaniga.