Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari : Maxaabiista Somaliland waxaa la sii deyn karaa marka heshiis nabadeed la gaaro

Khamiis, October 23, 2025 (HOL) – Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku xiray sii deynta maxaabiista ciidamada Somaliland ee ay gacanta ku hayaan, in la gaaro heshiis nabadeed oo lagu soo afjarayo colaaddii ka dhacday gobolka Sool.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu