Dowladda Fedaraalka oo ciidamo badan geysay daafaha magaalada Muqdisho

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) – Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ciidamo dheeraad ah oo loogu talo galay xaqiijinta amniga magaalada Caasimadda ah geysay daafaha magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu