Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo digniin adag u diray Xildhibaanada ka maqnaada fadhiyada aan cudur daar lahayn

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) – Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray digniin adag oo ku socota xildhibaanada si joogto ah uga maqnaada fadhiyada Baarlamaanka iyagoo aan lahayn cudur daar sax ah ama fasax caafimaad, kaddib markii laba fadhi oo todobaadkan qorshaysnaa ay baaqdeen sababo la xiriira quorum la’aan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu