Shariif Sheekh Axmed “35 sano kadib qofka ku fakiraayo inuu isagu bedasho Dastuurka ee haddane adiga ku yiraahdo aamus waa lunsan yahay”

Isniin, November 3, 2025 (HOL) – Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa markale weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna ku dheeraaday ka hadalka khilaafka kala dhexeeya ee ka taagan dhanka Dastuurka iyo doorashooyinka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu