Somaliland oo Soo Saartay Amar Cusub oo Lagu Xakameynayo Duulimaadyada Dul Mara Hawadeeda

Axad, November 2, 2025 (HOL) – Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland (MOCAAD) ayaa maanta ku dhawaaqday amar cusub oo waajibinaya in dhammaan diyaaradaha rayidka ah – kuwa jadwalka leh, kuwa aan jadwalka lahayn, iyo kuwa ganacsiguba ay soo dalbadaan ogolaansho (Overflight Permit) ka hor inta aanay soo gelin, ka gudbin, ama ku duulin hawada Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu