Ciidamada dowladda Kenya oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka wada Xadka Kenya iyo Soomaaliya

Axad, November 2, 2025 (HOL) – Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada saacadahii lasoo dhaafay deegaano dhowr ah oo ku yaala xadka ay la wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu