Puntland oo digniin adag u dirtay cid kasta oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga

Sabti, November 1, 2025 (HOL) – Puntland ayaa digniin xooggan u dirtay cid kaste oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyadoo sheegtay in aan hadda kaddib laga leex leexan doonin in tallaabo laga qaado.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu