Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay eedeymo la xiriira ku qasbidda shaqaalaha gobolka inay ku biiraan ururro siyaasadeed

Isniin, November 10, 2025 (HOL) – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u beeniyay eedeymo lagu sheegay in shaqaalaha maamulka lagu qasbay inay iska diiwaangeliyaan ururro siyaasadeed, isagoo caddeeyay inuusan maamulka wax lug ah ku lahayn arrimahaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu