Afar carruur ah oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa kadib markii aabahood uu ku gubay guri

Axad, November 9, 2025 (HOL) – Afar carruur ah oo walaalo ah ayaa ku gubatay guri jiingad ah oo ku yaalla xaafadda October ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa, kadib markii aabahood oo cadhaysnaa uu dab qabadsiiyay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu