Nin dhimirka ka xanuunsanaa oo maanta aano qabiil darteed loogu dilay degmada Wanlaweyn

Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maanta duuleedka degmadaasi si arxan daro ah loogu dilay nin oday ahaa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu