Ciidamada Burundi oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay inta u dhaxeysa Buurane iyo Jowhar

Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Burundi ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ka sameeyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Buurane ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu