Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Mareykanka, Mike Johnson (R-LA), ayaa lagu cadaadinayaa inuu tallaabo ka qaado xildhibaan Ilhan Omar (D-MN), kaddib markii la sheegay inay ku guuldaraysatay bixinta deyn ay 2005 ka qaadatay Dowaldda, si ay isaga bixiso qarashka waxbarashadeeda.