Talaado, November 25, 2025 (HOL) – Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan, ee hoostaga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Cumar Beere ee gobolka Shabeellaha Hoose.