Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka kaga dalbaneyso in xasaanadda laga qaado xubno ka tirsan Baarlamaanka oo lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin dilal maleeshiyo beeleed ka gaysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose.