Madaxweyne Xasan Sheekh “Nimanka siyaasiyiinta ah ee guryaha iyo hoteelada ku jira waxaan leeyahay banaanka u soo baxa oo arka Muqdisho quruxdeeda iyo amniga ka jira”

Axad, November 23, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta weerar afka ah ku qaaday xubnaha siyaasiyiinta ee mucaaradka ku ah dowladdiisa ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu