Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay khatarta ku iman karta dalka haddii aan la mideyn canshuuraha

Axad, November 23, 2025 (HOL) – Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in heerka canshuuraha gudaha ee dalka laga aruuriyo uu weli ka hooseeyo heerka loo baahan yahay, iyadoo tirakoobkii ugu dambeeyay muujinaya in kaliya 3% dhaqaalaha dalka la canshuuro.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu