Axad, November 23, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wadaagista dakhliga ka soo xarooda nidaamka dal-ku-galka elektarooniga ah (e-Visa) ee ay hirgelisay bishii Sebtembar 2025.