Dowladda Fedaraalka oo maanta dalka dib ugu soo celisay 165 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) – Waxaa maanta dalka dib loogu soo celiyay ilaa 165 ruux oo ah muwaadiniin Soomaali ah oo mudo ku xanibnaa dalka Liibiya oo ay ku wajahayeen xaalado adag oo dhanka nolosha ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu